Kuwa aan ordi karin wax badan
Laga bilaabo maalinta isniinta ee 29 ka bisha may saacadu markay tahay 12:00(6:00)
duhurnimo iyo xarunta isboortiga ee Spånga IP.

Tababarka awooda
Tababarka dheeli tirka
Tababarka dhicida
Iyo wadajir oo loo sheekaysanayo iyadoo cabida bunkuna bilaash yahay waliba waxaynu ku too kaysanaynaa dubida roodhiga. Ikar baa samaynaya marka ugu horaysa.
Wadajir baynu uga soo lugayn
- Rinkeby Torg ilaa Spånga IP saacadu markay tahay 11:30(5:30)
- barqinkii.
- Wadajir baynu uga bilaabi Tensta C 11:45 (5:45) barqinkii.
- Wadajir baynu uga bilaabi 11:50(5:50) am barqinkii .
miyaad rabtaan inaad wax badan ka ogaataan?
imaada Rinkeby Torg (Nejo’s Café) saacadu markay tahay 9:00 pm galabnimo ee jimcaha bisha may 19 keeda
Senaste kommentarer